zondag 15 september 2013

Odeygii ugu weynaa caalamka 

Ninkii ugu da'da weynaa caalamka Salustiano Sanchez ayaa ku geeriyooday Mareykanka .
Salustiano Sanchez wuxuu ka shaqeyn jiray sonkorta dalka Cuba ,kolkii dambana wuxuu qaxooti ahaan u galay cariga Mareykanka uu muddo dheer ku noolaa.
Oday Sanchez ayaa dhashay sanadii 1901.
Wuxuu ku dhintay isbitaalada lagu xanaaneyo dadka waayeelada ah.
Dowlada Talyaaniga ayaa durbadiiba sheegtay iney hayaan Oday 111jir ah ,lakin waxaa recordka ilaa hadda ah oday reer Japan ah oo la yiraahdo Misao Okawa  oo ay da'diisu kusii dhowdahay 115 sano.

Waxaa idiin soo diyaariyay
Faduma Abshir 

Geen opmerkingen:

Een reactie posten