dinsdag 15 oktober 2013

Dhammaan hadii aanu nahay bahda Al Mahra Media, maamulka sare ,tifaftirka, Qeybta warqabadka iyo dhamaan taageerayaasheena waxaan hambalyo ku aadan munaasibadda  ciidul-adxa u diraynaa umadda muslinka ah meelkastey aduunka ka joogaan ,gaar ahaan umadda soomaaliyeed oo boqolkiiba boqol muslim ah waxey bahda Al Mahra Media leedahay caafimaad ku ciida ,nabad iyo barwaaqana Allaha na siiyo
Aamiin Aamiin Aamiin